Madaxweyne Musaveni oo jeediyey hadalo bahdil ku ah dowlada Somalia

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid tahay sida ay dowladaha Somalia iyo Ugandha isaga kaashan karaan dhinaca amniga. Museveni oo martigeliyay dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay sidii uu gacan uga gaysan lahaa in Soomaaliya ay yeelato awood ay ku hanato maamulka dalka. … Continue reading Madaxweyne Musaveni oo jeediyey hadalo bahdil ku ah dowlada Somalia